Deeq raashin ah loogu qeybiyay caruur Agoon ah oo Ku nool Galkacyo

0
136

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Masuuliyiin ka tirsan maamulka degmada Galkacyo oo ka qeyb galay Munaasabad deeq raashin ah loogu qeybiyay qaar ka mid ah caruur Agoon ah iyo Danyarta Ku nool magaalada Galkacyo ee xarunta gobalka Mudug.
Deeqa ayaa waxa soo agasimey ururka xanaano oo ah uruur ka shaqeeya arrimaha danyarta.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdiyo Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here