Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Gudidda abaaraha maamulka Soomaliland ayaa raashin gar-gaar ah soo gaarsiiyey magaalada Berbera. deeqdan raashinka ah ayaa si rasmi ah loogu wareejiyey gudidda abaaraha ee heer gobol.
Deeqdan ayaa iskugu jirtay rashiinka sida bur bariis basto iyo sokor kuwasoo la sii gaarsii doono dadka abaaraha ay sameeyeen ee ku nool magaalada berbera ee xarunta gobolka Togdheer iyo deegaanada hoos yimaado.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali