Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Hay’adda Tadaamun oo kaashanaysa wasaaradda Gargaarka Galmudug ayaa deeq Raashin ah u qeybisey kun iyo boqol qoys oo ku nool magaalooyinka Bajeele iyo Wisil ee gobolka Mudug.
Deeqadan oo ka timid xarunta gargaarka iyo bani’aadanimada ee Boqor Salman ayaa loogu talagalay in ka badan 4900 oo qoys kuna nool deegaanada Gobolka Mudug.
Hamdi Dirie Ali ayaa faah faahinaysa.