Deeq raashin ah oo loo qaybiyay qoysas ku nool duleedka Mugdisho

0
27

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)–Hay’adda maareynta musiibooyinka qaranla ee SoDMA ayaa Dulaydka magaalada Muqdisho gargaar ugu qeybisay 600 qoys oo iskugu jira barakacyaasha ku sugan deegaànada hoostaga mugdisho iyo qoysas danyar ah .
Munaasbadda waxa goob joog ahaa agaasimaha waaxda gargaarka hay,adda Sodma iyo xubnonkale.

Hamdi Dirie Ali ayaa faah faahinaysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here