Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda Warfaafinta Puntland ayaa degmada Eyl waxa ay ku qabteen xuska maalinta dalxiiska aduunka.
Dalxiisayaal ka kala yimid meelo kala duwan ayaa goob joog ahay xuskan.
Ganacsatadii iyo dalxiisayaashi ka qeyb galay xuska ayaa dhamaantood soo jeediyey aragtiyo lagu hormarinkaro dalxiiska Puntland.
ugu danbeyn wasiir ku xigeenka warfaafinta Puntladn yacquub Maxamad Cabdalla oo ka hadlay madasha ayaa sheegay in ka dowlad ahaan diyaar u yihiin iney tageeraan cid kasta oo ka shaqeyneysa dalxiiska deganada maamulkaas.
Abdulahi Abdulkadir Nor ayaa faah faahinaya.