Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Degmada Baraawe ee gobalka Shabeellaha hoose ayaa waxaa dhowrkii sano ee la soo dhaafey laga Fuliyey Mashaariic lagu Hormarinaayey Adeegyada Arimaha Bulshada sida dhinacyada Caafimaadka, Waxbarashada, Maamul Wanaaga ,Wacyigelinta Bulshada iyo Nabadeynta Shacabka.
Waxana mashariicda si dada jir ah iskaga kaashaday maamulka koofur galbeed Somalia iyo qaar ka mid ah Hay’adda Samalka.
Warbixintan Sacdio Abdulkadir Yusuf ayaa soo jeedinaysa