Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Ku-simaha Duqa Degmada Gaalkacyo ahna Guddoomiye ku-xigeenka degmada, Eng. Maxamed Cabdi Cilmi, ayaa kala wareegay Agaasinka Guud ee Adeegyada Dad-dhigista ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya qalab casri ah oo loogu talagalay hirgelinta nidaamka dhijitaalka ah ee adeegyada dad-dhigista mideysan ee dalka.
Warkaan waxaa soo jeedinaya: Liban Mohamed Abdi.