Degmada Guriceel oo siwayn looga dareemayo u diyaar garowga ciidda

0
32

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Iyadoo lagu dhowyahay maalinta ciidul fidriga isla markaana la joogo gaba-gabada bisha baakaysan ee Ramadaan ayaa magaalooyinka waawayn ee Galmudug waxaa laga dareemayaa u diyaar-garowga ciidda. Waqr=tiyada habeenkii ayaa suuqyadu camiranyihiin degmada Guriceel waxaana lagu arkayaa shacab u adeeganaya maalmaha ciidda.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garaad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here