Degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug laga dhagax dhigay xarummo dan-guud ah

0
156

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug ayaa laga dhagax dhigay xarunta arrimaha bulshada maamaulka degmada Xarardheere taas oo bulshada loogu adeegi doono
Dhagax-dhiga xarunta waa ka qeybagalay masuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug, kan degmada Xarardheere iyo xubno kale waxaana dhismaheeda iska kaashanaya dowlada somaliya iyo maamulka Galmudug iyada oo ay maaligelinayan Dowlaha Norway iyo Switzerland.

Warkan waxaa faah faahinayasa: Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here