Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Madaxweynaha JFS Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dikreeto ku soo saaray in Gubadleey, Daarusalaam iyo Garasbaaley loo aqoonsaday degmooyin buuxa oo ka tirsan gobolka Banaadir,
Munaasabadda ku dhawaaqista degmooyinka cusub waxaa ka qeybagalay Wasiro iyo xildhibaano ka tirsan goloyaasha gole ee Dowladda, maamulka gobolka Banaadir iyo masuuliyiin kale.
Warkan waxaa ssoo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali