DFS, oo faahfaahin ka bixiyay xaaladda maxaabiista ay dowladda kala wareegtay Maamulka Khaatumo.

0
10

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-DFS ayaa maxabiis ku xirtaa magalada laascanood oo tiradoodu gareysay 25 maxabuus ka soo deysay mamulka SSCKH si ay dib ulamidobaan eheladooda Wasiirka Caddaaladda iyo DastuurkaXFS, Xasan Macallim, ayaa faahfaahin ka bixiyay xaaladda maxaabiista ay dowladda kala wareegtay Maamulka Khaatumo.

Warkaan waxaa soo jeedinaya:  Abdifitah Mohamed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here