DFS oo shegtay in Bilaha soo socda loo gudbi doonaa wajiga labaad ee baarista Shidaalka Dalka

0
73

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka XFS Maxamed Xaashi Carabey oo ka warbixiyay halla ay mareyso baeitankii shidalka soomalia ayaa shegay in Bilaha soo socda loo gudbi doonaa wajiga labaad ee baarista Shidaalka Dalka waxa kale uu shegay in Dadka Soomaaliyeed lasoo wadaagi doonan guulaha hordhaca baarista Shidaalka laga gaaray.

Abdifatah Mohamed Ahmed ayaa soo jeedinaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here