Dhalinyarada Dhuusamareeb oo ganacsatada ugu baaqay in dib u dayactis lagu samayeemo roogka garoonka kubada degmada

0
5

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Dhalinyarada ku dhaqan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa baaq u jeediyey ganacsatada iyo bulshada qaybaheeda kala duwan, iyagoo ka codsaday in dib-u-dayactir ballaaran lagu sameeyo garoonka kubadda cagta caasimada gaar ahaan roogga lagu ciyaaro

Dhalinyaradu waxay sheegeen in garoonka oo muddooyinkaan dambe dayac ku yimid uu caqabad ku noqday horumarinta ciyaaraha, isla markaana uu wiiqay tartamada iyo kulamada isboorti ee dhalinyarada lagu dhiirrigeliyo.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here