Dhalinyarada Dhuusamareeb oo Maamullada deegaannada Galmudug ugu baaqay in laga hortago waxyaabaha maanka dooriya

0
48

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Dhalinyarada maagalada  Dhuusamareeb ee aqoonyahanada ah ayaa ugu baaqay maamullada deegaannada Galmudug  in laga hortago waxyaabaha maanka dooriya oo kusoo badanaya deegaanada kala gadisan ee dowlad goboleedka Galmudug.

Warbixintan waxaa soo jeedinaysa-Xamdi Diiriye Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here