Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Dhalinyaradda magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug ayaa soo dhaweyn iyo taageero u muujisay Guddoomiyaha cusub ee dhalinyarada caasimadda, iyagoo sidoo kalena muujisay diyaar garowgqa dhalinyarada ee ka shaqaynta doorashooyinka si mideysan. Waxaa lagu sheegay in ay si wadajir ah uga shaqeyn doonaan sidii doorashooyin hufan, xor ah, oo caddaalad ah looga qaban lahaa deegaanka.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Liban Mohamed Abdi