Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Dhalinyaro ku nool Magaalada Dhuusamareeb ayaa talooyin ka bixiyay sida Caasimadda Galmudug ay ugu diyaar-garoobi karto marti gelinta Horyaalka Kubadda Cagta ee Maamul Goboleedyada Dalka oo sanadka 2024 lagu qaban doono Galmudug.
Warbixintan waxaa soo jeedinaysa-Sacdiyo Cabdulqaadir Yuusuf.