Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Waxaa jira caadooyin ka waxyeelayn kara dhalinyarada acmaasha bisha Barakaysan ee ramadaan dhalinyarada, kuwaas oo yaraynaya ajarka, sida dhalinyarada looga wacyigelin karo caadooyinkaas waxaa warbixintan ka diyaariyay Ahmed Mohamed Jama.