Dhalinyarada dowlad goboleedyada oo kulan ku yeeshay Muqdisho.

0
37

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Maamulka gobolka Banaadir ayaa kulan ku saabsan doorka Nabadda la qaatay guddoomiyeyaasha dhallinyarada maamul goboleedyada dalka.

Kulankaan oo ay goobjoog ahaayeen Madaxda Ururada dhalinyarada Degmooyinka Gobolka Banaadir iyo kuwa maamul gobleedyada dalka ayaa la isku dhaafsaday fikrado iyo talooyin.

Warkan waxaa faah faahinaya:Abdifitah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here