Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer):-In ka badan 300 oo dhallinyaro reer Galmudug ah ayaa fursad shaqo ka helay dekadda macmalka ah ee Hobyo, xilli uu socdo diyaargaroowgii ugu dambeeyay ee lagu dhisayo dekadda rasmiga ah,
Dhalinyaradan ayaa iyaga oo raadinaya fursado ay shaqo ku helaan ka yimid deeganada kala duwan ee Galmudug wxaan hadda ka shaqo bilaabeen dekadda magaalo xeebeedka Hobyo ee gobolka Mudug.
Hamdi Dirie Ali ayaa warkan soo jeedinaysa.