Dhalinyarada Galmudug oo loogu baaqay in aysan ka qeyb qaadan colaadaha.

0
31

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Aqoonyahannada Galmudug oo marti ku ahaa Barnaamijka Dhalinyarada ee Radio Daar-Dheer ayaa ka digay inay dhalinyaradu ka qeyb qaataan colaadaha ka dhacaya deegaanada maamulka Galmudug.

Qaar ka mid ah aqoonyahannada ayaa ugu baaqay dhalinyarada inaysan ku lug yeelan colaadaha sababi kara dhibaatooyin dheeraad ah, kuwaas oo kicin kara xasarado dheeraad ah iyo burburinta amniga guud ee gobolka.

 

waxaana inoo soo jeedinaya:Ahmed Mohamed Jamac

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here