Dhalinyarada Galmudug oo luugu baaqay iney kaqeyb qataan sidi doorasho qof iyo coda uga dhici laheyd Galmudug

0
58

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Xili dhawaan madaxda sare ee Galmudug kudhawaqeen in Galmudug u jiheysatay dhanka doorasho qof iyo cod ah ayaa Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug waxa uu dhalinyarada reer Galmudug ugu baaqay in ay kaqeyb qataan sidii degaanada Galmudug uga dhici laheyd doorashadaas codkodana dhalinyaradu ugu dooran lahayeen qofka ay u arkaan in Galmudug hugaamin karo.

Warkan waxaa soo jeedinaya:- Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here