Dhuusamareeb(Radio Daar-Dheer)-Qaar kamida Dhalinyarada aqoonyahanka ah ee galmudug oo lahadlay Radio Daar-Dheer ayaa sheegay in musuq kajiro habka shaqaaleysiinta shaqaalaha dowlada iyo hayaddaha kahowlgala deegaanada Galmudug.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Bashir Mohamed Salad.