Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Isku xirnaanta dhalinyarada ayaa qeyb weyn ka qaata hormarinta nabadda iyo wada nolosha bulshada, taasi oo ka taageeri karta dhinacyo badan sida maamuladda, dowladda, wasaaradaha iyo hay’adaha ka shaqeeya arimahaHormarinta nabadda . Dhalinyarada ku nool
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka bay ayaa loogu baaqay inay door wanagsan ka qaatan hormarinta nabadda iyo xasiloonidda deeganka .
Aadan macalin Cabdiraxmaan gudoomiyaha ururka dhalinyarada gobolka Bay ayaa ka warbixiya muhiimmadda ay leedaha in dhalinyaradu sameestan ururka isku xiraaya qaybaha kala duwan ee dhalinyarada.
Warkan waxaa soo jeedineysa:Sadio Abdulakdir Yusuf