Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Ayada oo 12kii bishaan uu wasiirka wasarada dhalinyarada iyo ciyaaraha Galmudug Shaacir Shegow Maxamad uu dhagax dhigay garoonka kubada cagta degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa waxa soo dhaweeyey dhagaxdhiga iyo dhismaha garoonka qaar kamida dhalinyarada degmada oo lahadlay Radio Daar-Dheer.
Warbixintaan waxaa inoo soo jeedinaya-Bashir Mohamed Salad