Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Dhalinyarada kamid noqday xildhibaanada Golaha deegaanka Dhuusamareeb oo lahadlay Radio Daar-Dheer ayaa sheegay in dhalinyarada hormarintooda kashaqay doonaan.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Bashir Mohamed Salad.