Dhalinyarada ku nool Degmada Dhoobley oo cosaday in laga taageero Horumarinta isportiga.

0
58

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Magaalada Dhoobley ee gobolka jubada hoose ayaa waxaa ka dhisan kooxa badan oo ciyaaro kubada cagta.

Qaar kamid ah dhalinyarada ku nool magaalada dhoobley ayaa wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha jubbaland iyo maamulka degmada ka cosaday in laga taageero horumarinta isportiga.

Abdidahir Garad Ali ayaa ka warramaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here