Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Dhalinyarada ku nool kaamka barakacayaasha ee magaalada Baladweyne ayaa horay u ahaan jiray kuwo ka shaqeeya dhismaha guryaha dhagaxa ah. Balse, hadda waxaa soo food saartay shaqo la’aan baahsan, kaddib markii ay hoos u dhacday tirada guryaha la dhisayo. Taasi waxay keentay in dhalinyaradu noqdaan kuwo guryahooda iska jooga, maadaama dhismihii magaalada uu yaraaday.
Abdifitah Mohamed Ahmed ayaa faah faahinaya.