Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Ardeyda wax ka abarata Iskuulka Royal Professional Academy xarunta ee magalada dhuusamreeb casimada ayaa dhalinyarada magaalada Dhuusamareeb ugu baaqay inay ka qeyb qaataan barashada xirfadaha gacanta si ay u helaan fursado shaqo iyo horumarinta naftooda.
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdiyo Abdulkadir Yusuf