Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Faysal Caraale Afrax ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah dhalinyarada caasimada Muqdisho, asigoona kala hadlay u diyaar garowga doorashooyinka tooska ah ee dalka, ka qeyb qaadashada Nabadda iyo sidii ay dhalinyarada door ugu qaadan lahaayeen garab istaaga Dowladnimada Soomaaliya.
Warkaan waxaa soo jeedinaya-Abdifitah Moahmed Ahmed