Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Xili magalada Dhuusamareeb ee Caasimada dowlada goboleedka Galmudg kunool yihiin dhalinyaro badan oo nafaa ayaa waxa ay dalbadeen dhalinyaradaasi in laga qeyb galiyo dhismaha ururka dhalinyarada caasimada oo xubno matala kuyeshaan.
Warkan waxaa soo jeedinaya:Ahmed Mohamed Jamac