Dhalinyaro danyar ah oo labaray farsamada gacanta magalaada Baydhabo.

0
79

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Xaruunta Farsamada Gacanta ee Maadfo Waa xarun lagu taba baro dhaliyarada shaqa la’aanta haysta ee ka soo jeeda qoysaska danta yar ee ku nool Magaalada Baydhabo, waxaana xaruntaani lagu bartaa xirfadaha kala ah wadista baaburta iyo Cilad bixintooda,tolista dharka iyo karinta dharka nocyadiisa kala duwan iyo farsamooyin kale.

Warbixintan waxaa inoo soo jeedineya-Bashir Mohamed Salad

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here