Dhalinyaro si isku tashi ah ku bilaabay dhismaha buundada deegaanka Lafoole ee duleedka Baladweyne.

0
7

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Dhallinyarada,odayaasha iyo maamulka tuulada lafoolle oo kamid ah tuulooyinka hoosyimaada magaalada Baladweyne ayaa si isku tashi ah ku bilaabay dhismaha Buundada Xabiiba Aadan oo muhiim u ah bulshada tuuladaasi.

Buundadan ayaa waxaa burburiyay fatahaadii wabiga shabeelle waana wadada ugu muhiimsan ee ay isticmalaan bulshada xaafadaasi marka biyuhu aay go-doomiyaan.

Warkaan waxaa soo jeedinaya:  Abdifitah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here