Dhalinyaro Soomaaliyeed oo 25 Maalmood ku Lunsanaa Badda oo Badbaado Helay.

0
21

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in laba dhalinyaro Soomaaliyeed oo mudo 25 maalmood la la’aa la helay.

Safiirka Soomaaliya ee dalka Shiinaha, Hodan Cismaan, oo la hadashay warbaahinta, ayaa sheegtay in Dowladda Shiinaha uga mahadcelinayaan badbaadinta dhalinyaradan.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here