Dhallinyaro baratay cilmiga xannanada xolaha oo bilaabay daaweynta xoolaha ku nool Miyiga Guriceel.

0
52

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)–Degaano ka tirsan Degmada Guriceel oo ay ku nool yihiin xoola dhaqatada ayaa xiligaani waxaa ka taagan cuduro dhibaato ku haaya xoolaha nool taasi oo qaarkood la xanuunsanayaan xoolaha.

Cudurka qanjey oo kamid ah cudurada ku dhaca xoolaha ayaa ah midka hada ka jira Degaanada ka tirsan Degmada Guriceel taasi oo halis ku ah dadka madaama ay isticmalaan Hilibka iyo Caanahooda.

Abdifatah Mohamed Ahmed  ayaa fah-faahinaya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here