Dhallinyaro ku nool Dhuusamareeb oo nolosha qoysasaskooda ka maareeya iibinta agabka caruurtu ku ciyaaraan.

0
40

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer):-Magaalada Dhuusamareeb ee Casimada Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa ku nool dhallinyaro badan oo ku shaqeysto Iibiinta Agabka caruurta lagu ciyaarsiiyo xili lagujiro u diyaar garowga Ciida.
Dhallinyaradan ayaa iibiya Qoryaha Carruurta, Buufinada ,Baabuurta yar yar ookiyaalaha iyo agab kale oo badan Carruurtuna Farxada maalinta Ciida ay kuqataa.

Waxaa soo jeedinaya:- Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here