Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Dhaqaatiirta xoolaha ee degmada Guriceel ayaa ku guulaystay qalliin iyo daawayn muddo labo bilood ah socday oo loo sameeyay neefkan geela ah oo laga keenay degmada Dhagaxbuur ee Dowlad deegàanka Soomaalida.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali


