Dhaqanka Gobolada Hiraan iyo Shabeelada Dhexe oo heshiis nabadeed gaaray.

0
35

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Odayaasha dhaqanka ee gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ayaa heshiis ka gaaray dilkii askar ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee lagu dilay degmada Ceel Baraf.

Munaasabadda heshiiska ayaa waxaa ka soo qeyb galay odayaasha dhaqanka, masuuliyiin ka tirsan dowladda, iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Ugaas Cismaan Ugaas Cilmi, oo ka mid ah odayaasha dhaqanka, ayaa sheegay in colaadda la joojiyo, dadka la isku soo dhaweeyo, lana xoojiyo nabadda iyo wadajirka bulshada.

Warkaan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here