Dhuusamareeb(Radio Daar-Dheer)-Dr Cabdullahi Shiikh Cabdiraxmaan oo ah dhakhtar bartay cudurada guud ee dadka kudhaca oo kaqayb galayay barnaamijka caafimaadka ee kabaxa Radio Daar-dheer ayaa talooyin caafimaad usoo jeediyay dadka qaba cudurka sokorta ama macaanka kaasi oo dad badan lanoolyihiin
Warbixintan waxaa soo jeedinaysa-Ruun Maxamuud Cismaan.