Dhismaha cusub ee xarunta maamulka Deegaanka Lajiide ee gobolka Galguduud oo xariga laga jaray.

0
281

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jamac (Bashiir Goobe) Wasiir Dowlaha wasarada Howlaha guud iyo Guryeynta XFS Xildhibaan Mahad Cadalla Cawad oo kamid ah Xildhibanada BJFS ayaa xariga si wada jir ah uga jaray xarunta cusub ee mamulka Deegaanka Lajiide ee Koonfurta Degmada Xeraalle ee Gobalka Galgaduud  oo ay hirgalisay bulshada Degaanka Lajiide iyadoona gacan ka geysatay  Wasaarada arimaha Gudaha Galmudug Ayna fulisay dhismaha xarunta Hay’ada IOM

Warkan waxaa soo jeedinaya:-Abdifitah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here