Dhismaha mu’asasada macallin-nuur ood egmada Guriceel laga xarig jaray.

0
131

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Galmudug, oo ay ka mid yihiin wasiirro, xildhibaanno, iyo maamulka degmada Guriceel, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu daah-furayay xarun cusub oo Mu’asasada Macallin-Nuur ka hirgelisay magaalada Guriceel.

Mas’uuliyiinta ka qeyb galay ay ka sheegeen muhiimadda xaruntan cusub u leedahay horumarinta bulshada, gaar ahaan dhinacyada waxbarashada iyo adeegyada bulshada.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here