Dhismaha Saldhiga Booliiska degmada Baraawe oo xariga laga jaray.

0
40

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Amniga maamulka Koonfur Galbeed Mudane Maxamed Yuusuf Maxamed ayaa Xariga Ka jarey Saldhiga Booliiska Degmada Baraawe.

Xarig jirkan ayaa waxaa ka qeyb galay masuulinta maamulka Koonfur-galbeed Wasiiro xildhibaano iyo maamulka Baraawe

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdifatah Mohamed Ahmed

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here