Dhismaha waddada laamiga ee magaalada Beledxaawo oo mareysa heer gabo gabo ah

0
116

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Waxaa heer gabogabo ah maraya wadada laamiga ah ee dhax marto Degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo wadadan ayaa ahmiyad weyn u leh gaadiidleyda Degmda Baladxaawo Gobolka Gedo.

Mashaariicdaan ayaa waxaa fulinaya wasaaradda hawlaha guud, dib u dhiska iyo guriyeynta maamulka Jubaland.

Warbixintan waxaa faah faahinaya: Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here