Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maamulka Degmada Heliwaa ee Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah u dhagax dhigay dhismaha waddo Interlock ah oo lagu xoojinayo isku socodka bulshada iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha ee degmada.
Munaasabadda dhagax dhiga ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiinta degmada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada, kuwaas oo muujiyay taageeradooda iyo ka go’naanta horumarka deegaanka.
Hamdi Diriye Ali ayaa warkan soo jeedineysa.