Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Madaxweyne Ku-xigeenka labaad ee maamulka Jubbaland Suldaan Cabduqaadir xaaji Maxamuud ayaa daah-furay wajiga labaad dhismaha wadada isku xirto magalooyinka Kismaayo iyo afmadow.
Dhismaha wadadaan oo dhirikeedu yahay laba iyo labatan kilomitir ayaa dhismaheeda waxaa iska kashanaayo dowlad Goboleedka Jubbaland iyo Bulshada ku nool maamulkasi.
Warkaan waxaa soo jeedinaya:Abdifitah Mohamed Ahmed