Dhismaha xafiiska dakhli ururinta Jubbaland oo laga dhagax dhigay Dhoobley

0
91

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Guddoomiyaha degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada hoose Xassan Cabdi Xaashi iyo ku xigeenkiisa Mukhtar Maxamed Sahal ayaa si wadajir ah u dhagax dhigay xafiiska dakhli ururinta ee wasaaradda maaliyadda dowlad goboleedka Jubaland ee magaalada Dhoobley.

Dhismaha xafiiskan ayaa waxaa iska kaashanaya hay’addaha bah wadaagta la ah wasaaradda maaliyadda Jubbaland si kor loogu qaado dakhliga soo gala maamulka Jubbaland

Warkan waxaa soo jeedinaya:Abdifitah Mohamed

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here