Dhismaha Xarun hooyada iyo dhalaanka oo laga xarig jaray degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud

0
148

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Masuuliyiin katirsan Galmudug ayaa deegaanka Kaxandhaalle oo ka tirsan degmada Balanballe ka xarig jaray xarunta Hooyada iyo Dhalaanka oo deegaankaas laga hirgaliyey.

Munaasabadda xarig jarka waxaa la qeybgalay xubno ka tirsan maamulka Galmudug,kan degmada Balanballe, odayaal iyo martikale.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Handi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here