Dhismayaal Cusub oo lagu soo kordhiyey jaamacada umada faraceeda Galmudug oo xariga laga jaray.

0
89

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Dhismayaal cusub oo lagu soo kordhiyey jaamacada umada Faraceeda Galmudug ayaa xariga laga jaray d fasalo cusub oo qaada ku dhawaad 400 oo Arday, oo lagu soo kordhiyay Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Faraca Galmudug ee Deg. Caabudwaaq.

Dhismaha cusub oo luugu talo galay Ardayda bilaabaya Waxbarashada Sanad Tacliimeedka 2023-2024 , ayay Bulshada Caabudwaaq ku dhisteen si isku-tashi iyo Isxilqaanka ah.

Warkan waxaa faah faahinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here