Dhuusamareeb(Radio Daar-Dheer)-Gudoomiye Kuxigeenka Maamulka Iyo Arimaha bulshada maamulka Dhuusamareeb Cabdixakin Cabdulahi Warsame oo lahadlay Radio Daar-dheer ayaa sheegay in magalada Dhuusamareeb hormar balaran kasameysay dhinacyada arimaha bulshada Sida Cafimadka Iyo waxbarashada waxaana uu intaa kudaray in maamulka degmada Dhuusamareeb uu xoogga saaridoono hormarinta adeegyada kale ee bulshada.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Cabdullaahi Cabdulqaadir Nuur.