Dhuusamareeb(Radio Daar-Dheer)-dhirta ama geedaha waxa ay ka qayb qatan quruxda iyo bilicda degaanka
mudooyinkii udanbeyey waxa Dhuusamareeb laga sameeyay ka ganacsiga geedaha
Abdulahi Ahmed hirsi waxa uu iibiyaa geedaha lagu qurxiyo guryaha kuwa miraha ah lacuno iyo geedahaha laharsada waxana uunosharaxayaa geedaha uu iibiyo iyo caqabadaha uukala kulmay keenida geedaha iyo cida iibsata.
Tahliil oo ah madaxa shirkada badar waxa uunooshegay iney qayb wayn ka qadatay qurxinta hotelkan dadka imadana ay indhahooda soo jiidato kuwa qarna ay u isticmalan iney swiro ku galan
waxa uuna noo sharaxayaa faidada ay uleedahay geedaha bilicda deganka iyo meelaha ay uga imaadan gedaha uu ku qurxiysto hotelkooda.geedaha waxa ay ka qayb qatan uduga iyo quruxda deganka iyada oo dadka qar ay harsadaan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaysa-Ruun Maxamuud Cismaan.