Dhuusamareeb oo logu qabatay kulan ku saabsan isku xirka hay’adaha dowliga.

0
33

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Qorsheynta Dowlad-goboleedka Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb ku qabatay tababar diiradda saaraya xoojinta wada-shaqeynta hay’adaha dowladda, kaas oo ay soo diyaarisay barnaamijka horumarinta ee Mashruuca Barwaaqo.
Tababarkan oo socon doona muddo maalmo ah, waxaa ka soo qeyb galay wasaaradaha Biyaha, Deegaanka, Xanaanada Xoolaha, Waxbarashada, Caafimaadka, Amniga iyo Arrimaha Bulshada.

Warkaan waxaa soo jeedinaya: Abdullahi Abdulkadir Nor

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here